• HIRGALINTA XUSBIYO QARAN OO DIMUQRADIYADA KU DHISAN.
  • GOLE GUURTI OO LAGU SOO XULAY AQOONTOODA, WADANIYADOODA IYO WAYO ARAGNIMADOODA.
  • CADAALAD MADAX BANAAN OO UMMADA U SIMAN YIHIIN.
  • KOBCINTA DHAQAALAHA IYO HIRGALIN MASHRUUCYO DADKA (DHALINTA) SHAQOOYIN U ABUURA.
  • HIRGALINTA XUKUUMAD KOOBAN.
  • XAKAMAYNTA MUSUQ MASAQA IYO LAALUUSH BIXINTA. IYO 
  • XAKAMAYNTA AAFOOYINKA SOMALILAND HAYSTA, SIDA: QABYALADA, QAADKA, JAHILNIMADA, XAG JIRNIMADA IYO TAHRIIBTA.

DHALINTA SOMALILAND FARIINTA AAN U GUDBINAYNAA WAA IN AY DALKOODA AMINAAN, ISKANA DHAFAN TAHRIIBTA, UNA HAWL GALAN SIDAY MUSTAQBALKA DALKOODA U HANAN LAHAYAN. DALKOODANA UGA DHIGI LAHAAYEEN DAL AY KU FAANAN OO KA FIICAN DALALKA AY U TAHRIIBAYAAN.

Ummada horumar gadha waa mida qaladeedkeeda saxda. Ummada qaladaadkeedam aan saxina waxaa ay ku danbaysa meel xun, dawlad xumo iyo horumar la'aan. 

Ujeedada WAA SIDA LOO HELI LAHAA



DIB U HABAYNTA NIDAMKA SOMALILAND

            (SOMALILAND SYSTEMS REFORM)

  • NABADA IYO CADALADA.
  • DIMUQRADIYADA IYO DAWLADA WANAAG.
  • KOBCINTA DHAQALAHA IYO SHAQO ABUURID.
  • HORUMAR WAARA.

DIB U HABAYBTA NIDAMKA SOMALILAND

            (SOMALILAND SYSTEMS REFORM)

 

Qodabada ay tahay in ummada Somaliland ka hawl galaan waa :

 Donate

(Qadhanka  Ku hagajiy)

   Acct # DAHAB SHIIL 13464